Nasiiba Coaching® LLC


TriForce Transformation Program

Barnaamijka Isbeddelka saddex geesoodka

Hordhac

Saddex xagalka Isbadalka (TriForce Transformation) waa waayo-aragnimo isbeddel dhab ah oo mideysa saddex awoodood oo noloshaada kor u qaada gudaha ilaa dibadda:

🧠 Adeegsiga Caqliga (Mind Mastery)

💰 Hanti Wacyi ku dhisan (Conscious Wealth)

🌱 Hagid Shakhsiyeed oo Isbeddel Qoto-dheer leh (Transformational Coaching)

Barnaamijkani waxaa loogu talagalay dadka u diyaarka ah inay horumariyaan noloshooda, oo fahamsan in isbeddel dhabta ahi uu ku yimaado wax kororsi joogta ah, balse uusan ku imaan natiijo wanaagsan oo mar un la gaaray, Allah quraanka wuxuu ku yiri: " لمن شاء منكم أن يتقدم أو يتأخر"

Haddaba xirmadan gaarka ah ee Saddex xagalka waxay isu keentaa saddex barnaamij isbeddel sare leh oo ay Nasiiba Coaching u diyaarisay hldoorka (Elite) doonaya inay kor u qaadaan noloshooda si heer sare ah, isbadal joogta ahna ku talaabsada mar walba.

Barnaamij kasta wuxuu kugu hagayaa sidii halka aad maanta joogto oga sii gudbi lahayd meel aad oga sii qurux badan Insha Allah.

1. Conscious Wealth Mastery

Xeerarka Hantida Wacyiga ku dhisan.

Kooraskani waa isbeddel qoto-dheer ah oo kaa saaraya:


Welwelka lacagta → xasilooni Hantiyeed.
Jahwareerka → Nidaam dhaqaale oo waara.

Waxaad ku baran doontaa sida loo dhiso:

  • Hab-feker maaliyadeed oo cusub.

  • Caadooyin kordhiya dakhliga.

  • Sida loo maareeyaa Lacagta iyo Hantida.

waa 9 qaanuun oo aasaasi u ah dhisida hantida iyo nidaam maaliyadeed oo waara, oo kuu sii shaqeeya mustaqbal fog Hadii Alle Idmo.

Coach Abu Hamza

  • Coach ku takhasusay wacyi-dhis iyo Horumarinta qofka iyo shirkadaha.

  • Aasaaha Nasiiba Coaching LLC, oo ka diiwaangashayn USA.

  • Leh inkabdan 26 oo kibrad u leh waxbaridda, tababarka, ganacsi iyo wacyi dhiska qofka am shirkadaha.

  • Tababaray sandkii tagay ee 2025 tiro dad ah oo gaaraya 1059 qof.

  • Hadafka: kabcinta awoodaha qofka ama shirkadaha si ay u abuuraan nolol ujeedo leh oo ay ku gaaran guul waarto aduun iyo Aakhiraba.

  • Qoraaga buugga la yiraahdo " Furaha risaqa - Wacyiga lagu tanaado"

Yaa loogu talagalay kullamadan:

  • Haloorka doonayo xassiloonida gudaha iyo isku dheelitirka ruuxda iyo jasadka.

  • Dadka hal-abuurada ah u baahan inay sii xoojiyaan horumarka ganacsigooda iyo guushooda.

  • Qof kasta oo isbadal-doon ah horumar wanaagsana tiigsanaya.

Sidee buu u Shaqeeyaa?

  • Goobta kullanka: Online Zoom.

  • Muddada: Shan kullan oo min 90 daqiiqo ah, mid walibana waxaa diiradda lagu saarayi doonaa xalinta caqabada qofka ka haysta gudihiisa si uu u gaaro isbeddel qoto dheer.

Qiimaha Rasmiga ee Barnaamidkan waa $300.00


2): Conscious Wealth Mastery:

Hanti Samayn wacyi ku dhisan

A transformative program that guides learners from financial anxiety to mindful wealth and from chaos to a sustainable financial system.
This course helps participants build a renewed financial mindset, develop income-boosting habits, and manage their money with clarity, confidence, and intentionality—free from fear or confusion.

🔹 In addition, the program includes:
9 essential wealth principles and the foundational pillars for building a sustainable long-term financial system.

The Raguel Price of this course: $300.


3) Miracles of the Mind

From Physical Reality to Unlimited Mental Power

A transformational program that elevates individuals beyond the limits of physical reality and into the realm of unlimited mental abilities where breakthroughs and extraordinary achievements become possible.
This course blends mind science, awareness, and mental energy to activate higher focus, expand perception, and unlock results that may appear “miraculous” to others—yet are simply the outcome of a trained, empowered, and conscious mind.
The program reshapes thinking patterns and turns the mind into a powerful tool for creation, innovation, and purposeful success.

The Raguel Price of this Course: $500.


Your investment in this transformational journey is $1100.

But today you have 40% discount of this price.

💳 Today's Price: $660.

Today's Payment: $460.

The second payment will be $200. (After three weeks)

⚡ Book Your Session Now and Begin the Shift

🔘 Book Your One-on-One Coaching Session

Testimonials

Diina Ahmed

"I had the honor of meeting Al ustaad Abu Hamza in Istanbul 2025. With his guidance and blessed coaching, my self-image transformed greatly. I admired his ethics, sincerity, and care for others."

Aasha Adan

" Al ustaad Abu Hamza has been my strategic partner for over two years. Thanks to him, I no longer just live—I live with deep awareness and true abundance. Thank you for this profound transformation in my personal and professional life."

Najax Ibrahim

“I am so grateful for Coach Abu Hamza. He completely changed my awareness and my life in less than 24 hours, taking me from sadness and feeling lost to joy and a sense of grace."


"Start your journey towards deeper awareness and true success today!"